Jump to content

Miami

Ka Wikipedia
Mayami, Florida
Caasimada Mayami
A collage of images of Miami.
Ka so biloow kor, bidix ilaa midig: Dhismaha dheer Farasmagaalka Mayami (Downtown), Freedom Tower, Villa Vizcaya, Miami Tower, Xeebta Virginia Key, Xarunta hidaha iyo dhaqank Adrienne, AmericanAirlines Arena, Dekada Miami, Dayaxa ka muuqda Miami
Flag
Seal
Nickname(s): 
"Caasimada Sirta," "Albaabka America," "Caasimada Latin America"[1]
Miami is located in USA
Miami
Miami
Meesha kaga taalo Maraykanka
WadankaMaraykanka
GobolFlorida
DegmoMiami-Dade
La degay1825
Dowlada-hooseLuuliyo 28, 1896
Named forMayaimi
Dowlada
 • NuucaDuqa-magaalada
 • Duqa-magaaladaTomás Regalado (Jamhuuriya)
 • Xoghayaha CaasimadaDaniel J. Alfonso
Area55.27 sq mi (143.1 km2)
 • Land35.68 sq mi (92.4 km2)
 • Water19.59 sq mi (50.7 km2)
 • Urban
1,116.1 sq mi (2,891 km2)
 • Metro
6,137 sq mi (15,890 km2)
Joogga
6 ft (2 m)
Highest elevation
42 ft (13 m)
Tirada dadka
 • Caasimad399,457
 • Estimate 
(2013)
417,650
 • Rank44aad, U.S.
 • Cufnaanta dadka11,135.9/sq mi (4,299.6/km2)
 • Urban
5,502,379 (4aad U.S)
 • Metro
5,564,635 (8aad U.S)
Magac kaleMiamian
Aag saacadeedUTC-5 (Wakhtiga Bari (EST))
 • Xagaa (DST)UTC-4 (EDT)
ZIP Kodh
33010–33299
FurahaArea code 305, Area code 786
Websitemiamigov.com

Mayami, Miami (/æmi/; (Af-Isbaanish: maiˈami)[7]) waa magaalo ku taala Badweynta Atlaantik ee xeebaha koonfurbari gobolka Florida wadanka Maraykanka. Magaalada Miami waa fadhiga dowlada degmada Mayami-Dale ee maamusha deegaano badan oo ka tirsan gobolka Foloriida. Marka la xisaabinayo dadka iyo shacabka, magaalada Mayaami waa mida 44aad ee ugu dadka badan wadanka Maraykanaka, waxayna leedahay shacab dhan 417,650 (tiro-koobtii 2013ka0.[8][9]

Marka lagu daro deegaanada nawaaxiga ee hoosyimaada dowlad hoose ee Mayaami Metropolitan waa mida 8aad ee ugu dadka badan liiska dalka Maraykanaka, taasi oo leh dad gaadhaya 5.5 milyan bulsho ah.[10][11]

Dhismaha Freedom Tower ee la dhisay 1925kii ee badhtamaha Mayaami.

Mayaami waa xarun iyo hogaanka dhaqaalaha, ganacsiga, dhaqanka, madadaalada, farshaxanka, waxbarashada iyo ganacsiga caalamiga ah.[12][13] Sanadkii 2012ka waxaa la isla afgartey in magaalada Miyaami tahay Caasimad Aduunka ah (Alpha World City).[14] Xaga dhaqaalaha magaalada Miyaami waxaa lagu sheegay ineey tahay magaalada 7aad ee ugu dhaqaalaha badan magaalooyinka wadanka Maraykanka, sidoo kale waa magaalada 33aad ee caalamka.[15]


Muuqaalka dhismayasha magaalada Mayami

Magaalada Mayaami waxay caan ku tahay xeebaha quruxda badan iyo cimilada kulul sanadka oo dhan, taasi oo noqotey mid aad u soo jiidata dalxiisayaasha wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba.[16] Magaalada Mayaami waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo leh dhaqano kala duwan oo matala meelo badan oo dunida ah. Waxaanay magaaladani ku caan tahay madadaalada iyo dalxiiska.[17] Sidoo kale, Mayaami waxaa lagu magacaaba "Caasimada Latin Ameerika" sababtoo ah waxaa ku dhaqan tiro aad u badan oo dad ka soo jeeda wadanada Laatiin Ameerika,[1] waxaana loo aqoonsan yahay magaalada labaad ee ugu badan dadka ku hadla Isbaanishka,[18] sidoo kale waa magaalada ugu badan eey ku dhaqan yihiin dadka ka soo jeeda wadanka Kuuba.[19]

Muuqaal magaalada

Farasmagaalka magaalada Mayaami waxay xarun u tahay qaar ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn wadankan Maraykanka; kuwaasi waxaa ka mid ah bankiyo caalami ah, xarumo cilmibaadhis, caafimaad, biotechnology, teknoolojiyad, goobo madaalo, iyo shirkadaha dalxiiska xeebaha iyo badaha[20][21][22][23]

Muuqaalka Miyami

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalooyinka Maraykanka

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota
  1. 1.0 1.1 "Nuqul Archive". December 2, 1993. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Sideedaad 13, 2013. Soo qaatay Bisha Sagaalaad 6, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |access-date=, |archive-date= (caawin)
  2. . United States Census Bureau. February 12, 2011 http://www.census.gov/geo/www/gazetteer/gazette.html. Soo qaatay April 23, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . US Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/tableservices/jsf/pages/productview.xhtml?pid=DEC_10_DP_DPDP1&prodType=table. Soo qaatay October 21, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. American Community Survey Miami Urbanized Area (2008 estimate)
  5. http://www.census.gov/popest/data/historical/2000s/vintage_2009/city.html. Soo qaatay August 10, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. "2009 City Estimates", US Census Bureau. (CSV format)
  7. http://www.elcastellano.org/consultas.php?Op=ver&Id=28169. Soo qaatay March 12, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. edr.state.fl.us/Content/population-demographics/data/FLmupops_2013.xls
  9. "Nuqul Archive". United States Census Bureau. July 1, 2009. Archived from the original on 26 Bisha Saddexaad 2010. Soo qaatay 5 September 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  10. (CSV). United States Census Bureau, Population Division. March 2013 http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2012/tables/CBSA-EST2012-01.csv. Soo qaatay March 17, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. Demographia: World Urban Areas. (PDF).
  12. "Nuqul Archive". Globalization and World Cities Study Group and Network, Loughborough University. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Sideedaad 11, 2016. Soo qaatay March 3, 2009.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  13. "Nuqul Archive". Globalization and World Cities (GaWC) Study Group and Network. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Tobnaad 14, 2013. Soo qaatay December 1, 2007.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  14. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Saddexaad 20, 2014. Soo qaatay August 10, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  15. "Nuqul Archive". Archived from the original on 19 Bisha Sideedaad 2010. Soo qaatay 5 September 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  16. Van Riper, Tom (March 17, 2008). https://web.archive.org/web/20100529143525/http://www.forbes.com/2008/03/17/miami-seattle-orlando-biz-logistics-cx_tvr_0317cleanest.html. Waxaa laga kaydiyay the original May 29, 2010. Soo qaatay February 23, 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  17. . City Mayors http://www.citymayors.com/economics/usb-purchasing-power.html. Soo qaatay September 19, 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  18. (PDF). American Community Survey Reports https://www.census.gov/prod/2013pubs/acs-22.pdf. Soo qaatay February 19, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  19. U.S. Census, 2010 (Ethnicity) and Census American Community Survey 2008 (language).
  20. Nest Seekers International. Nestseekers.com. Retrieved on 5 September 2015.
  21. Brickell – Downtown Miami, Florida Archived Jannaayo 13, 2016 // Wayback Machine. Madduxco.com. Retrieved on October 8, 2012.
  22. Miami-Dade.gov Port of Miami. Miamidade.gov. Retrieved on October 8, 2012. Archived Agoosto 9, 2015 // Wayback Machine
  23. Cruise lines departing from the Port of Miami Archived Juun 28, 2015 // Wayback Machine. Gomiami.about.com (April 10, 2012). Retrieved on October 8, 2012.