Las Vegas
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Las Feegas, Nevada, Maraykanka. Qoraalo kale fiiri Las Fegas.
Las Fegas, Nevada | |
---|---|
Nickname(s): | |
meesha ka dhacdo wadanka Maraykanka | |
Wadanka | United States of America |
Gobol | Nevada |
Degmo | Clark County |
La aasaasay | May 15, 1905 |
Incorporated | Maarso 16, 1911 |
Dowlada | |
• Nuuca | Maamulka deegaanka |
• Duqa-magaalada | Carolyn Goodman (Xisbiga Madaxabanaan) |
• Maamulka Caasimada | Betsy Fretwell |
Area | 352 km2 (135.8 sq mi) |
• Land | 352 km2 (135.8 sq mi) |
• Water | 0 km2 (.05 sq mi) |
Joogga | 610 m (2,001 ft) |
Tirada dadka (2010)[4] | |
• Caasimad | 583,756 |
• Cufnaanta dadka | 1,659.5/km2 (4,298.1/sq mi) |
• Urban | 1,314,356 |
• Metro | 1,951,269 |
(mida 30aad ugu dadka badan Maraykanka) | |
Magac kale | Las Vegan |
Aag saacadeed | UTC−8 (PST) |
• Xagaa (DST) | UTC−7 (PDT) |
Furaha | Area Kodh 702 & 725 |
FIPS code | 32-40000 |
Astaanta GNIS | 0847388 |
Website | www.lasvegasnevada.gov |
Las Fegas, Las Vegas, / ˈveɪɡəs/ (locally, also pronounced as / ˈvɛɡɨs/) sida dowliga ah lagu magacaabo Caasimada Las Fegas, ama loo soo faabiyo Fegas waa caasimad ku taala gobolka Nevada ee wadanka Maraykanka. Waa magaalada ugu dadka badan gobolka Nevada, fadhiga dowlada degmada Kalark, iyo caasimada rasmiga ah ee Dooxada Las Fegas.[5] Caasimada Las Fegas waxay caan ku tahay oo caalamka dhan looga yaqaanaa ineey tahay hooyga khamaarka, adeega, cuntada, nolosha habeenkii, tumashada, tamashlaha iyo dalxiiska. Magaaladani waa xarunta ganacsiga iyo dhaqanka ee Koonfurta Nevada.
Caasimada Las Fegas waxay ku faantaa ineey tahay hooyga madadaalada caalamka ayada oo caan ku ah xarumaha lagu khamaaro ee loo yaqaano "Casino", huteelada raaxada iyo noocyada kala duwan ee madadaalada. Intaas waxaa dheer in Las Fegas tahay magaalada 29aad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka, waxayna leedahay tiro dad ah oo dhan 603,488 (sida lagu ogaaday tiro koobtii 2013kii).[6] Marka lagu daro deegaanada hoosyimaada Las Fegas Metropolitan waxa ku dhaqan dad gaadhaya 2,027,828.[4]
Caasimada Las Fegas waa mid ka mid ah sadexda magaalo ee hogaaminaya ganacsiga, dhaqaalaha, madadaalada, dalxiiska, kulanada iyo teknoolojiyada wadanka Maraykanka.[7] Intaasi waxaa dheer, caasimadan iyo nawaaxigeeda waxaa lagu amaanaa oo dhowr jeer abaal marin lagu siiyay hoteelada ugu heerka sareeya caalamka, soo dhowaynta iyo marti-gelinta.[8][9][10][11]
Caasimada Las Fegas waxaa la aasaasay sanadkii 1905tii waxaana caasimad ahaan loo magacaabay 1911kii. Magaaladani waa mid ka mid ah caasimadaha ugu da'da yar wadanka Maraykanka ee la dhisay qarnigii 19aad. Guud ahan Las Fegas waa xarun ku caan ah filimaanta, barnaamijyada telefishanka, heesaha iyo khamaarka.
Deegaanka magaaladani wuxuu dhacaa bartamaha lamadegaanka ugu weyn gobolka Nevada.[12][13]
Dadka Ku Dhaqan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Bulshada Las Fegas | 2010[14] | 2000[15] | 1990[16] | 1970[16] |
---|---|---|---|---|
Dadka Cad | 62.1% | 69.9% | 78.4% | 87.6% |
—Non-Hispanic | 47.9% | 58.0% | 72.1% | 83.1%[17] |
Madow ama Afrikaan | 11.1% | 10.4% | 11.4% | 11.2% |
Hispanic ama Latino (dhamaantood) | 31.5% | 23.6% | 12.5% | 4.6%[17] |
Asiyaan | 6.1% | 4.8% | 3.6% | 0.7% |
Muuqaalka Las Fegas
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
Wadada Feremont 1960kii
-
Las Fegas maanta
-
Muuqaalka cirka ee Las Fegas
-
Kaasinoyinka ugu mashquulka badan
-
Lamadegaanka ku hareersan Las Fegas
-
Xarunta Hollywood ee Las Fegas
-
Last Vegas Welcome Sign
Magaalooyinka Maraykanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Magaalooyinka Maraykanka | |
---|---|
Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C |
Gobolada Maraykanka | |
---|---|
Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ (3rd ed.). Merriam-Webster. p. 633. ISBN 9780877795469 http://books.google.com/books?id=Co_VIPIJerIC&pg=PA633. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . March 13, 2010 http://www.voanews.com/learningenglish/home/Words-and-Their-Stories-Nicknames-or-New-Orleans-and-Las-Vegas.html. Soo qaatay January 29, 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)[dead link] - ↑ Lovitt, Rob (December 15, 2009). "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Kow iyo Tobnaad 20, 2012. Soo qaatay February 4, 2012. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ 4.0 4.1 . U.S. Census Bureau, American Factfinder http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay March 9, 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . National Association of Counties http://www.naco.org/Counties/Pages/FindACounty.aspx. Soo qaatay June 7, 2011. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . U.S. Census Bureau, American Factfinder http://factfinder2.census.gov. Soo qaatay March 9, 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Jones, Charisse (August 21, 2013). http://www.usatoday.com/story/travel/destinations/2013/08/21/top-50-destinations-for-meeting-planners/2681695/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Nancy Trejos, USA TODAY (January 17, 2014). Usatoday.com http://www.usatoday.com/story/dispatches/2014/01/17/aaa-five-diamond-hotels-restaurants/4496183. Soo qaatay January 10, 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". Hcareers.com. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Koobaad 14, 2016. Soo qaatay January 10, 2015. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive" (PDF). US Office of Travel and Tourism Industries, US Department of Commerce. May 2014. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) March 28, 2016. Soo qaatay December 14, 2014. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ http://www.travelandleisure.com/articles/worlds-most-visited-tourist-attractions/7. Soo qaatay January 10, 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Joe Schoenmann (February 3, 2010). http://www.lasvegassun.com/news/2010/feb/03/vegas-not-alone-wanting-vegas/. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Template:Cite press release
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedcensus
- ↑ "Nuqul Archive". United States Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay the original 2014-11-29. Soo qaatay 2015-09-07. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ 16.0 16.1 Cite error: Invalid
<ref>
tag; no text was provided for refs namedcensus1
- ↑ 17.0 17.1 From 15% sample
- All articles with dead external links
- Articles with dead external links from Bisha Sideedaad 2021
- Articles with invalid date parameter in template
- CS1 errors: taariikhda
- With short description
- Short description is different from Wikidata
- Pages using infobox settlement with possible nickname list
- Template IPA magac
- Las Vegas
- Magaalooyinka Maraykanka
- Maraykanka
- Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
- Ameerikada waqooyi
- Dad