Qaxdaaniyiin
Appearance
Qaxdaaniyiin ama Dhagacas dhashii qaxdaan waa carabta asalka ah, waana qabiilooyinka ku abtirsada odayga Qaxdaan sida ay sheegaan kuwa Nasabka yaqaanna, [1] taariikhyahanada qaar ayaa rumaysan in magaciisu ahaa Yaqdaan, waxaa ka mida kuwa saas qaba taariikhyahanka caanka ah eeIbn Khalduun.[2]
Qabiilooyinka ku abtirsada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Kahlaan
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
waa banuu kahlaan bin saba bin yashjab bin yacrub bin qaxdaan, waxayna u qaybsamaan lix qaybood
waxayna u sii kala baxaan qabiilooyin iyo jufooyin
Ximyar
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Ximyar bin Saba bin yashjab bin yacrub bin qaxdaan
sadex ayay u qaybiyaa
waxayna u sii kala baxaan qabiilooyin iyo jufooyin
Sidoo kale eeg
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Cadnaaniyiin (Carabta Carabowday)
- Qaxdaan
- Carab Dabar Go'day