Xigashada Sawirka, Noel Ebrin Brou/BBC Article InformationAuthor, Nicolas Négoce, BBC Africa, Nioronigué iyo Author, Abayomi Adisa, BBC Africa, Lagos28 Daqiiqadood ka hor Waqtiga akhriska: 4 daqiiqo Digniin: Aqristayaasha qaar ayaa dhibsan kara xogaha ku jira warbixintaan Yameogo Aminata, oo 57 jir ah, oo fadhida qol mugdi ah oo ku yaalla xero qaxoonti oo ku taalla dalka Ivory