Jump to content

Lesotho

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 22:46, 13 Abriil 2011 ee Xqbot (wadahadal | ku darsasho) (robot Adding: na:Lesotho; cosmetic changes)

Lesotho ama Boqortooyada Lesotho waa wadan yar oo ku yaalo koonfurta hoose ee qaarada Afrika. Wadankaan wax xeeb ah badda kuma lahan, waxaa ku wareegan dalka Koonfur Afrika.

Taariikh

Lesotho waxaa la abaabulay 1822di, waxaana gumeesan jiray gumeestihii ingriiska. wadankaan markiisa hore waxaa la dhihi jiray "Basutoland" waxaana loogu magac daray qoomiyada degan oo la dhoho "sotho".